DEG DEG+DAAWO: Axmed Madoobe oo dabin adag u dhigay DF Soomaaliya & Musharaxiinteeda

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweyne-nimada Jubbaland ayaa bilaabay in ay Muqdisho ku qabtaan shirar jaraa’id oo ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan doorashooyinka Jubbaland.

HALKAN KA DAAWO FAAHFAAHIN

Guddiga Doorashadu wuxuu maanta shaaciyey in ugu dambeyn musharaxiintu is diwaangalin karaa 22-ka bishan oo ku e’eg afar maalmood ka dib, doorashaduna waa mid xiiso leh.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. bakhtiga macunee fuudkiisan cabbaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa.

    xaaji saalax adiga amazon baa laguu soo dhigayaa, kan aad haysato ee lacagta ina waran cadde kaaga cunayna xaarka isaga tirtir.

  2. Fowsi
    Dee passportka waxa ku qoran somali republic,magacasina waa kii inaga dhexeeyay
    markaa intaynu kala baxayno waynu wada leenahay.kkkkkkkkkkkkkkkkk

    Haday federal republic of Somalia
    ku qornaan laheyd ayaad iigu faani laheyd

  3. Baasaaboor Zoo mali muxuu taraa ?, eeey hadii la siiyo waxba u tari maayo caruurta ciidanka Ugaandha, Amisom, dhaleen ayuu wax la yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*