DEG DEG+DAAWO: DF Soomaaliya oo weerar culus ku qaaday Puntland.

Khilaafka u dhaxeeya Puntland iyo dawladda Soomaaliya ayaa sii kordhaya, waxaana labada dhinacba ay muujinayaan dagaalkii ugu dambeeyey oo ay qolo kasta dhankeeda ku difaacanayso.

HALKAN KA DAAWO FAAHFAAHINTA

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. Dagaalku waa mid xaq ah una hiillinayaa 85% dadka ku nool deegaanada Awdal, Sool, Sanaag, Bari iyo Mudug intiisa badan oo ay ka muuqato Inay khaati ka taagan yihiin beelo ku habsaday madaxtooyadii labada maamul ee SL iyo PL …Horumarka gobaladaas iyo dadka deggan iyo khaati ka taagan kuna dhiirrigelinayaan inay Dawladda Dhexe Horumarka Dadka iyo deegaanadaas usoo gurmato kana dulqaado beelaha qoorsagaaryada ku haysta !!!!

  2. ASC.
    KU:Dab La Ridy.
    Waa lagu yaqaan oo hadba meesha lagaaga qaado baad u qaylisaa.War anigaa kuu qaadaya inta ka hartay sanadkaan ee ma aamusaysaa?Waa lagu aqaan oo meel mudo gaaban kuma sugnaan kartid.Saas baad u duul-duulaysaa.Waana tii ay horay soomaalidii hore u tiri waxaad bartaa waa baaskaa.Macnaha waxaad baratay way adag tahay in aad iska daysid.Ma run baad mooday markuu Cismaan Cawad ku leeyahay boqorkoow?
    Fadhi-ku-dirir -dhab -ha -moodin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*