DEG DEG+DAAWO: DF Soomaaliya oo weerar ku qaaday Xukuumadda Deni & War ka soobaxay

Khilaafkii ugu adkaa ayaa ka dhex curtay Puntland iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna saameyn ba’an ku yeeshay gudaha Puntland oo aad loogu kala qeybsamay arrimahan.

Puntland waxay xirtay Odayaal dhaqan, Ganacsato iyo Enjineero ay ku eedeysay in ay lacag dhan 150,000Kun oo dollar ka qaateen dawladda Faderaalka, kuwaas oo gacanta ku hayay dhismaha wadada laamiga ah ee Boosaso dhexmarta.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

3 Comments

  1. ASC.
    Waa sax in la xiro nimankii gacan dhaafay maamulka ka taliya ardiga puntlaan oo la xirtay xamar oo ah cadawga runtaa ee reer puntlaan iyo puntlaanba.Puntlaan waxaa ka jira maamul dhab ah iyo amaro shaqeeya.Ciddii qaadan weyda amarada dawlada puntlaan waxay la kulmayaan waxay mudan yahiin oo cinqaab ah.Xamar waxay ka talisaa sidii loo bur-burin lahaa puntlaan iyo reer puntlaanba.Taas nimanka arki waayey soo ma aha cadawga reer puntlaan?Haah oo way yahiin.

  2. Puntland waxay rabtaa,dawladda federaalka ahi inay noqoto mid iyada hoos timaada oo wax walba puntland u yeesha ,waxay puntland rabtaa inay sad bursi iyo anigaa ku haboon ay wax walba.ku hesho-puntland dal gaar ah bay isu qabtaa,sida soomaalilandna way bareeri la,dahay-waa been in puntland somsliwryn.jeceshahay ,iyaga baa soomaaliweyn ka dhismi weyday mar kastana luggooyo iyo dhib abuurayey

  3. Xaaji Atoore,

    Puntland miyaanay Soomaaliya ahayn? Ma kaa dhab baa hadalkaaga ah Xamar waa cadawga runta ah ee Puntland?

    Kollay Puntlandta aad ka hadlaysaa waa mid aad uga duwan tii asalka ahayd ee loogu caleemasaaray “hooyadii” Soomaaliyadan cusub ee burburka ka soo kabatay.

    Deni oo aad ku tilmaantay in uu qaab xaaraan ah jagada ku qabsaday labada Puntland tee buu xaajoow madaxweyne ka yahay? Adigu se labada tee baad ka tirsan tahay?

    War bal yaabkan iyo amuurtan! Warka noo balballaari xaajoow waynu yara dawakhnay ee.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*