DEG DEG+DAAWO: Karaash oo iska hurda iyo Deni oo amaro adag soo rogay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa markale si adag loogu cambaareeyey dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana lagu eedeeyey in ay ka shaqeynayso sidii ay u kala geyn lahayd dawlad gobaleedyada iyo shacabkooda.

Warsaxaafadeedka, waxaa looga digay dawladda Faderaalka in ay ka baaqsato ficilada ay ka wado dawlad gobaleedyada oo dhan, gaar ahaana Jubbaland & Galmudug oo hadda la sheegay in ay faragalin ba’an ku hayso.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Adeer dowlad lama diidana, laakiin waxa ay wadaan Farmaajio iyo kheyre wax Somali danteedah ma aha. waxa ka dhaadhacsan faragelin iyo isku dir shacabkii iyo maamuladii. Laaluush Dhalinyara loo qaybinayo, odayaal lakala qaybinayo, dastuurkii oo la laabay. waxaan hubaa wax hagaagayaa ma jiraan, labadaan inta ay joogaan. waana iska tegi doonaan , khaasatan siyaasadii gudaha ayey ku fashilmeen.

  2. Xaarmaajo’s game plan in action weeye. Iga qora tan. Waxey xafiisyada baneyn doonaan iyagoo Soomaaloo dhan madaxa isku wada geliyay. Haduu Siyaad Bare Midnimadii hog dheer ku Ridey, Xaarmaajona iyadoo cunaha is wada heysata ayuu ka tegeyaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*