DEG DEG+DAAWO: Kiiskii Caasho ILyaas oo Mooshin gaaray, Farmaajo amar siiyey Deni, Axmed Madoobe oo afka furtay.

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Puntland ayaa gudbiyey mooshin ka dhan ah Guddiga Garsoorka ama Maxkamadda Sare ee Puntland, oo ay ku eedeyeen in aysan sifo sharci ah u marin arrimaha Garsoorka ee Puntland, kaas oo saameyn ku yeelanaya Kiiskii Caasho ILyaas Aden.

HALKAN KA DAAWO FALANQEYNTA

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku amray Madaxweynaha Puntland sii deynta Odayaal lagu xiray Boosaaso, sidaas oo kalena Madaxweynaha Jubbaland ayaa isku diwaangaliyey doorashada muranku hareeyey.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*