DEG DEG+DAAWO: Puntland oo si adag ugu soo jawaabtay Farmaajo, kuna dhawaaqday.

Maamulka Puntland ayaa si adag uga jawaabtay warar ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu eedeeyey Puntland in ay xirxirtay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka shaqeynayay arrimaha horumarinta bulshada, waxaana muuqatay in ay siyaasadeysay dawladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO JAWAAB DEG DEG AH

Xeer Ilaaliyaha guud eePuntland Maxamuud Xassan Cismaan ayaa sharaxaad ka bixiyey dadka la xiray oo uu sheegay in ay dambiyo galeen oo ay ku qabteen sifo sharci ah laamaha Ammaanka.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. Calankii blue eed is ag dhigi jirteen maad tuurten.kkkkkkkkkkk
    Soo hoobo wali walaxaa idiin dhiman
    Inaad ku dhwaaqdaan
    JAMHURIYADA BARAKAYSAN EE BUDHLAYN

  2. Sharci,Sharci,Sharci?
    Xeer ilaaliyaha guud ee puntland Mr Maxamuud xassan waxuu ka haadley sharci.
    Waxaan ognahey inukajiriin waax sharci ah (civil law and penal law) puntland oo ee ansixeen parlamanka puntland. Waxaa jiraa warqadoo la qoro amma telefono
    poliiska lagu amro hebel so xiir iyo muraayadaha baabuurta ka fiiqa.

  3. Ku “xaaji saalax”
    Xaaraan saaqid baa tahay ha wasakhayn xaaji iyo saalix uma qalantide!!!!!!
    Waar xaaji ummadda iskuma diro oo Rabbigiis buu ka baqaa. Saalixna waa saalix oo ummadda masaalixdeeduu ka shaqeeyaa
    Xaasidyohow maxaa kugu diray dadkaan soomaaliyeed ee puntland
    Calanka bluegaah see u tuurnaa ma waxaad noo malaysay kooxda shuftada ah oo hargeysa joogta oo kale
    Kuwaasi xitaa xiddigtii caddayd ee astaanta u ahayd shanta soomaaliyeed waa madoobeeyeen nacayb ay u qabaan beel soomaaliyeed
    War cadaawad iyo xaasadnimo khayr maleh oo waad ku hungoobaysaa ee waa waxaa khayr leh wanaagga wadajirka iyo walaaltinnimo soomaaliya iyo soomaali

  4. Waaryaahee axmedoow!!!!!
    Dee adigana caddayn na tus Haddaan puntland sharci ka jirin illeen run baa lagu kala baxaaye
    Waxaasoo dhan waxaa kaa yeersiinaya waa waa kii shaydaan ahaa oo raba inuu haadaan kaa tuuro war ka fiirso adna
    Dalku sharci buu leeyahay haba iska habacsanaadee taasina merlkastoo soomaalimaryooley degtoo dhan bay ka jirtaa
    Sharci nabad iyo dhaqaale iyo kala dambayn iyagu kuuma baah ee adaa u baahan
    Mise waxaad rabtaa in la ahaado caamo aan sharci qaban dhulkuna ahaado waddo halaq mareen waxwalbana ahaadaan jaantaa rogan

    • Alool,
      Hadi sharci ka jiro puntland(civil law and penal law) mad cadeentisa aad
      keentid oo ah tariikhda ee parlamaanka puntland ansixiyeen.
      Hadaba nabada ka jirta wa mid ekeensaden dadka degaanka ah.

  5. Waar axmed

    Haddii nabadda ka jirta puntland ay dadku keensadeen dee waa Ilaah mahaddi
    Maamulkoodana raalli kuyihiin halkaasaad ka arkaysaa inay puntlandersku yihiin dad nabadda iyo wadajirka jecel sharci ay samaysteenna ku dhaqma

    • Alool,
      Nabadda ka jirta puntland ay dadku keensadeen waan kula ogalaahey.
      lakin sharci ay samaysteen oo parlamaanka ansixiiyey oo ee ku dhaqmaan ma jiirto.
      illa hada qofkii la xiro amba ee maxkamadi xukunto wa sharcidaaro.

  6. Great Puntland Attorney General 👍👍👍
    Those who wants chaos can go the south and Mogadishu.
    The spoilers and greedy individuals whose whole purpose is to gain few dollars should be brought to justice like the ones discussed by the AG.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*