DEG DEG+DAAWO: Waxgaradkii G Barri oo M.weynaha PL u diray Hanjabaad culus, uguna yeeray.

Shir gaar ah oo ay magaalada Boosaaso galabtay ku yeesheen qaar kamid ah Nabadoonada iyo waxgaradka gobalka Barri, ayay si adag uga hadleen xaaladdihii ugu dambeeyey ee magaaladaas ka taagnaa.

Odayaashan waxay cambaareeyeen talaabada ay Xukuumadda Puntland ku xirtay qaar kamid ah waxgaradka Boosaaso, waxayna sheegeen in ay talaabadaas tahay mid muujinaysa xaalad laga fiicnaa.

HALKAN KA DAAWO SHIRKA JARAAID

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

6 Comments

  1. Puntland lagama yaabo inay xiriir wanaagsan la yeelato dawladda federalka Somalia 🇸🇴 inta uu hoggaankeeda hayo Farmaajo ama ruux ka soo jeedo beeshiisa, baroortu orgiga Ka wayn, deni ma maamulo xafiiska madaxtooyada puntland wuxuuna ku shaqeeya qalin kor laga hayo, haddii puntland iyo dawladda federalka Somalia 🇸🇴 xiriirkooda hagaago inta ruux mrexaan ah Ka muuqda xafiska waxan maanta ballan qaadaya inaan bixin doono xaal iyo xumayn waxkasta oo rag lagu xukumo, walahi arrintan waa mid baaritan dheer ay ku sameeyen aqom yahanno iyo waxgarad mrexaan ah oo ku sugan W/America , for example: Gaas siyasadda saxadeeda Farmaajo ayaa soo saaray, isaga wasiir Ka dhigay haddana shuruud uga dhigay in isaga lagu beddelo, waad ogtihiin xilligii uu xafidka puntland jogay gaas wuxuu sameeyay, mucaaradad aan hore loo arkin, maamul goboleedyo uu marin habaabiyay iyo iskaashi dano gaara laga lahaa, dib u milicso xilligii faroole ee Farmaajo PM ahaa, faroole wuxuu geed dheer iyo mid gaaban u fuulay in la rido Farmaajo:, mantana deni raadkii hore unbuu hayaa mucaaradadda uu samaynayana Waa school puntland u dheggan, sidoo kale maamul beeleedka majeerten waxay ku caan baxeen qaddiyadda SSC inay isbaaro u dhigtaan, iyaga oo sheegta gobollo aysan maamulin oo iduur xoog ku haysto, Aqoonsigii khaatumo ee dawladda federalka siin lahayd waxa hor istaagay puntland, arrintan waxa loogu yeera xin majeerten, maamul beeleedka iduur iyo iyagu waysku mid, iduur baana kala hormaray go’itaanka iyaguna haddii Farmaajo soo laabto way go’ayaan kkkk kkk kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk khatumo iduur bay u gashay iyagaana sabab u ah , intaan puntland hoos fadhisan lahaa iduur maan la shaqaysto kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk

  2. “Shacabku waa kacsan yahay…tuulo waliba shirkaas oo kale ayaa ka socda”
    “Waxii dhaca masuuliyaddeeda ciddii leh baa leh”
    “Ciidankoow raganimo yeesha…ama shacabka taageera ama kuwa cadaadinaya taageera”
    “Canshuuro ayaa nala ka gurtaa…waad ka qatantihiin…dhulku waa ka arradan yahay”

    Yaa Saatir!

    Toloow kuwii aniga igu xagxaganayay in aan burqadkan hoosta ka soo huraya sare u sheegay maxay ka odhan doonaan?

    Oday axmed?
    Xaaji Atoore?

    Anigu xalkeeda waan hayaa ee ila soo xidhiidha.

    • ASC.
      KU:Cismaan Cawad.
      In aad saas u nugushahay warba kama hayn hadda ka hor.Waxaan kuu haystey in aad tahay Birlab ruug cadaa ah.Laakiin waxaa dhawaantaan ii soo baxday in hadba dhan laguu jeedin karo.War puntlaan aqoon dheer baa kuugu dhiman oo Odayaasha ad sheegtay way is ceebaynayaan ma ahee waxba uma dhimi karaan jiritaanka puntlaan.War garoowe ma aha xamar.Shacabka reer puntlaana ma aha kuwa xamar ee bal dhab wax u sii fiiri.Odayaasha ad sheegtay haddii ay ujeedadoodu tahay USC ha soo faro galiso arimaha puntlaan laga yeeli mahayo oo waa loo jawaabayaa.Reer puntlaan dhaqan iyo caado uma leh in ay u dulqaataan ciddii wax u dhimaysa jiritaankooda iyo maamulkoodaba.

  3. @Her Royal Highness Princess Gabar Harti,

    Walaasheen qaali waan kaa qaaday salaantaada Islaamka ee qiimaha iyo qaayaha leh oo waxaan hawada kuu soo marinayaa isla iyada oo kun facood ah. Waxaan idiin rajeynayaa caafimaad, bashbash iyo barwaaqo taam ah.

    Ina boqoreey mujciso xun baa wallaahi Soomaalida badankeeda ku habsatay oo belo ayaa is nacsiisay oo uriso isu saartay. Waa duni aakhir zamaan oo inteenaa fara-ku-tiriska ah ee meel walba ugu xiiqay in ay Soomaalidu is walaaleysato la inoo arkayo tuke cambaar leh oo dhan walba laga soo shiidayo.

    Waynaan arag oo maqal boqoraddaay!

  4. Xaaji saalax Soomaalidiid, reer Muuse Khayre sheegte.

    Suuq madoow iyo xarraas habeenimo.

    War Jamhuuriyadii ma halkaasay ku danbeysay? Xaaji saalaxoow waxaa la yiri shaydaanku habeenkii buu meel wadoow wax ku falkiyaa, iminkana shaqdiisii ayaad ka bilowdeen Berbera habeenkii oo saqda dhexe ayaad si suuqmadow ah habeenkii xoolaha laashahs ugula carartaan, balse dawlada dhexe way indho dheer tahay oo daqiidad daqiiqad bay wax walba ula socotaa.

    Tan kale ninyohow adigu berigii hore waxaad nagu oran jirtay axaan ahay nin Reer Xaaji Muuse Kahyre ah, balse maanta waad la waalatay tale xumayaasha ay ka mid yihiin muuse biixi iyagooba aan cad qudhun ahna aan kuu ogolayn. wax aad ka wayday Soomali weyn ma dheefsanaysaa inay kaaga soo harto nimankan cirka wayn ee iidoor.

    Ninkii Soomaaliyeed ee reer xaaji Muuse khayre, ee wariye maxamed waji 40 sanadood maanta aya isku xishoodeen oo agaasime aan lacag saa usii buurnayn qaadan laga dhigay. maxaa loo cunsuriyeeyey? wuxuu yiri kuwaan anigu shaqada baray baa wasiira ah, isagu wasiir ma noqon doonaa xitaa cusbo meesha haka noqdee.

    Baasaboor meesha aad diiday baa laga soo saaraa, anigu waxaan kugula talinayaa boostaha lama soo dhigee, sida ugu dhakhsaha badan u doono waayo reer geesahoodii iyo heeryadoodii wata ayaa soo guuxaya oo kolka la fasao waad ogtahay inay wuxuu isku wada maskax yihiin oo meel u wada yaacayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*