DEG DEG+DAAWO+SIR: Qadar oo lagu helay in ay kadambeyso Qaraxyada Boosaaso & Xog SIRDOON

Ganacsade u dhashay dalka Qatar oo saaxib dhow la ah Amiirka Qadar ayaa la dhagaystay taleefan uu kula hadlay safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegaya weerar qarax ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ay ka dambeeyeen maleeshiyaad fulinaya danaha Qatar ee ah in Imaaraadka uu ka cararo magaalada Boosaaso.

Wargeyska The New York Times ayaa daabacay in ay dhagaysteen sheekada dhex martay ganacsade Qatari ah iyo safiirka Qatar ee dalka Soomaaliya.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Heedhe madaxdda Marqaannewa.ca ma gartaan miya in kuwaan maan-gaabta ah ee warka u soo tebiya ay yihiin kuwo u shaqeeya Yahuudda. War bal fiirsha ciddi ugu horraysay ee sheekadaan baahisay!!!. Mise marqaannews baan ku darna kuwa Yahuudda u shaqeeya?. WBT

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*