DEG DEG:Xiisad Tukaraq Ka tagan dagaal Soomaliland iyo Ciidamada…

Soomaliland Ayaa saacadahii lasoo Dhaafay wax Garad Degmada Tukaraq Ku Xidh Xidhay waxayna ku Eedaysay Inay tageerayaan Puntland, Xarigaasi Kadib Ayaa Dad Hubaysani Dhagxan Iyo dagaal kala Hortageen Ciidanka Soomaliland.

Wararka Aanu helayno Ayaa Sheegaya Inay Dhawac kasoo gaadheen Askar Ciidamada Soomaliland Dagaalka Shacabka Iyo Ciidamada Maamulka Soomaliland.

sidoo kale Ciidamada Maamulka Soomaliland Ayaa Rasaas la Dhacay dad Shacab oo Banaan Baxyo ka Dhan Ah dadkaasi La Xidhay Doonayey Inay Dhigaan.

Soomaliland Ayaa dagaal Uga Furan yahay Sool Iyo Sanaag ,waxaana Xiligii Ugu Xumayd Joogta Soomaliland deegaankaasi.

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Wali TUKARAQ ma dad baa soi hadal haya, waxaan moodayaay in laga quustaye, wadadii CAYNABA, QORILUGUD, COODANLE, & LAASCAANOD halkay mareen bay iyana martay!!

    God bless Somaliland!

  2. Sabiillander: daanyeer duq ah daandaasi ma daayo dagaalna wax kuma keeno, maamul beeleedka iduur waa old monkey 🐒 kkkkk kkk kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk waanala xasuuqay baa afxumadooda xigta, somali ways taqaan kkkk iduur sida eey duurtay u dhaqmaan kkkk kkkkk eey duurtu deris ma gasho, dugaag ahaanna looma dilo, haddii la cayriyo iyo haddii kaleba carrabkaa laalaada oo waa hiraan hirayaa, noloshu khiyaali bay la tahay kkkk kkkk waxayna wax walba ku illowsan yihiin sheeko marqaan. Been iyo huuhaa iyo is marin habaabin, ugu dambayn cuqdad xun iyo ciil la yuurur, marwalba dhulku waa dhaxal ninkiisibaana iska leh, iduur waa yaqaan hargaisa iyo berbera iyaga unbaana hudhan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*