Degdeg:- Ahlusunna oo diiday in deegaanadeeda la keeno ciidan katirsan DFS “Heshiiskii maxaa iska badalay”.

In ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo qorshuhu ahaa in saaka la geeyo magaalada Dhuusamareeb ayaa sida la sheegayo lagu baajiyay amar ka soo baxay maareeyaha garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo faray in diyaaradda ciidamada sidday aysan ka soo degi karin garoonka.

Sidoo kale wararku waxay sheegayaan in hoggaamiyaha Ahlu-sunna Macallin Maxamuud uu amar ku bixiyay in aan ciidamo ka socda magaalada Muqdisho ama ka baxsan maamulkooda aan la keeni karin degmada Dhuusamareeb

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Ciidanka eey Muqdisho ka qaadaayaan oo eey geenayaan Dhuusomaree meey horta ku difaacaan Muqdisho. Cajiib

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*