Degdeg:- Axmed Madoobe oo madaxtooyada kasoo saaray gaadiid dagaal + Keydkii hubka oo meel kale loo wareejiyay.

Guud ahaan waxaa laga Saaray Madaxtooyadda jubbaland Gadiidkii Dagaalka oo Todobadii sano ee ugu dambeysay aan Meelna uga dhex bixin Madaxtooyadda iyo keydkii hubka Waxaana Gadiidka iyo Ciidamo lasocda ladajiyay Agagaarka Baarcaleen ee Duleedka Magaaladda kismaayo,

Sidoo kale Madaxweynaha Muddo xileedkiisa Dhamaaday ayaa deegaan Rasmi ah ka dhigtay Xarunta Guriga Martida oo ah Goob ay Ilaaliyaan Ciidamadda kenya, halka uu isaga guuray Xaruntii Madaxtooyadda jubbaland

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*