Degdeg:- Ciidamada Ethopia oo la wareegay Garoonka Kismaayo iyo ciidankii kenya oo hal xero isugu tagtay.

Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah kuwa AMISOM fadhigooduna yahay Magaalada Kismaayo ayaa si buuxda ula wareegey Gacan ku haynta Garoonka Mashquulka badan ee Magaalada Kismaayo.

Ciidanka Kenya oo horay ugu sugnaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada,ayaa hadda Dekeda weyn ee Magaalada iyo goobo kale oo hareeraha Magaalada ah la isugu geeyey.

Arintaam ayaa u eg qaabkii lagu xiray Mukhtaar Roobow xiligii ololaha doorashadii Baydhaba kaas oo ugu dambayn ay afduubteen ciidanka itoobiya una dhiibeen Dfs.

Madaxwaynaha Jubbland ayaa lakulmay cadaadis is daba joog ah oo dhan waliba leh kaas oo kaga imaanaya Dowladda somalia.

Wixii soo kordha kala soco marqaamnews

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*