Degdeg:- Muuse Biixi oo xidhxidhay afar suxufi oo kashaqeynayay Hargaysa.

Booliska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay afar wariye oo ka tirsan telefishanka Eryal.

Wariyeyaasha la xidhay ayaa kala ah: Badri Koosaar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo Sawir qaade Kamaal.

Boolisku weli may sheegin sababta keentay xadhiga wariyeyaasha.

Faahfaahinta filo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

8 Comments

  1. Kaas la leeyahay BADRI KOOZAAR bagaa la xidhay, waa mid reer baadiye ah oo islaantii qol madoow ka dhex dhuustaba microphone ka la hoos ordi jiray.

    Mandheera wa in kaas loo dhaadhiciyaa oo Lesson ka saxafada laso liqsiiyaa!!

    God bless Somaliland!

  2. sOmalilander

    Kkkkkkk. Waad la heshay. Saxafaduu kaasi khalad ka fahmey. Waa in shaqo kale raadso lagu yidhaa kaas. Hadii kale jeekaad ju jireysaa. Kkkk Indhowaaleba waxaan is lahaa goormaa la dhaadhicin doonaa Kaas. Wararkooda oo dhami waxey aad ugu qeylin jireen ama aan ka dhex maqli jirey, ‘i xidhaay’, ‘i xidhaay’, ‘waar yaa dhiig leh oo I zodhaay’. Kkkkk

    • Ahmed

      AHAHAHA…wlhy adiguna waad ila aragtay sxb…reer baadiye inta geelii laga keenay loo dhiibay Micraphone weeyee…laakiin maxaynu kaga farxi beriba waa lasoo dayne!!

      K
      Kk
      KKK
      Kkkk

  3. Xukumadu waa inay udulqadata saxaafada waliba arinkan waxu noqon
    karaa toosin,madama ay wax isdabamarin looga shakiyay imtixaanka shaqada loo qaadayo
    ardaydii shaqo qaran.
    Waxa dhici karta qaar wasiiro ahi inay wateen dad gaara oon aheyn ardeyda shaqo qaran.
    policeka somaliland waa inay dhex unoqdaan madaxda iyo shacabka oy had iyo goor sharciga raacaan.

  4. Waxay shaqo ka dhigteen makaroon & kaamarad, habar walba guriga ayay ku garaacayaan naaaa maxaad tidhi… ma aha saxaafad waxaasu may baran cilmiga saxaafada gaajo & ayaa u gaynaysa cid walba makaroon bay la hoos carararayaaan.

  5. 1987- BEESHA REER ISIXAAQ” SHALAY WAXAY CABANAYEY JENERAL GAANI DOWLADII HORE?..
    MAANTANA WAXAY WAXAY KA CABANAYA SNM?…MAQUUL OR MUSHMACQUUL?….
    ————————————————————————————-
    1987″: IIDOOR” WAXAY CABANAYEEN?..
    1)DAAROOD
    2)DOWLADII HORE
    3)FAQASH HAWIYE
    4)MOORGAN#
    ———————————————————————————-
    2019″: IIDOOR WUXUU CABANAYAAN
    1)JEEGAANTA/ HABAR/AWAL
    2)JEEGAANTA HABAR/JECLO
    3)JABAHADII SNM
    4)MUUSE BIXI
    5)SIILAANYO
    6)FAYSAL CALI/DHURWAA?
    7)PROF ALI/KHALIIF
    8)PROF/BUUBAA
    9)PROF/AHMED/SAMATAR?…
    ————————————————————————
    IIDOOR: ISKA GOWRAC MOOYEE GUUL KU FAAN MALEH

  6. mingis tume
    kowdii August way soo dhawdahay ma labadii gobol iyo nuski uun baa dabaaldagaya,kkkkkk
    Ileen shan gobol baa xaashiyaha ku qorateene,kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Waar ninyow mad kasaartan xaashiyaha,sool iyo sanaag ileen
    Labaatan sano uun bay maqanyahiine

    Xataa saxafadii baa kadaashay in ay suaalan madaxda budhlayn.kkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*