DAAWO VIDEO:Dagaal Ka Dhex Qarxay Wasiir Oomar Iyo Axmed Madoobe”dagaal Buu Rabaa “

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay sabaihii keenay in todobadyo ka hor uu ka baaqsado safar la qorsheeyay in uu ku tago Kismaayo si uu ugu dhawaaqo musharaxnimadiisa ee Madaxweynaha Jubbaland.

Wareysi uu siiyay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in aadi taanka Magalada Kismaayo ay tahay mid qasab ah oo shaki geli Karin, isla markaana aysan jiri Karin cid ka hor-istaageyso.

Halkani Ka Dhagayso

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*