DHAGAYSO:Wiil uu Adeer u yahay Cabdullaahi Yuusuf Yey oo codsi u diray Puntland.

Cabdidaahir Maxamuud Yuusuf Yeey oo kamid ah aqoonyahanada somaliyeed ee dalka maraykanka ku nool horeyna u soo noqday musharax Madaxweyne Puntland ayaa ka hadlay Qaraxyadii Bosaaso ka dhacay ee lagu eedeyeey Dowladda Qatar.

Siyaasi Yeey ayaa sheegay in aysan shaki kujirin in Dowladda Qatar ay ka dambeyso qaraxyo ka dhacay Bosaaso,isago dowladda Puntland ugu baaqay inay baaritaan ku samayso kiskaas oo baahiyeey wargayska New york Times.

DHEGAYSO Cod halkani

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*