Fanaan Cawaale Aadan”Waxaan Joojiyey Showgi Hargeysa In Lay Dili Rabaan Ogaadey”

Qoraal Ay baahinayeen dadka Isticmaala Baraha Bulshada Ayaa Muujinayey Cawaale Aadan oo Sheegaya Inuu Joojiyey Xaflada uu Ku Qaban lahaa Magaalada Hargeysa Sabab Amaan tartooda.

Waxaa Maal mahani Buuq Badan ka taagnaa Fanaanka Cawaale Aadan oo showgiisa Hargeysa loo Diidey Taasi oo Buuq Badan Fanaaninta Ka Abuurtay.

Inkasta Qoraalkani hada Ku jirin facebookiisa Lagana Saaray Hadana Wuxuu Ahaa Sidatani.

Qoraalka Cawaale Aadan Facebook


8 COMMENTS

  1. Somaliland”: Tribalism Sequred” & Tribalism in the jeegaanta Peninsula: It Is a Family Affair?……
    ————————————————————————————–
    Inuu Qof Waliba Ku Cabiro Hal-abuurkiisa” Qaabka Uu Arko, Dhibkeeda.?…
    ———————————————————————————-#
    SIYAASADA: DIRTA WAQOOYI WAA BEEN KU SOO XEERO GALI QABYAALADNA
    KU DHAQ…

  2. Qoraaladani waa been cad oo ay ka faa’iideysanaya dad aanan Illahey garaneyn oo Fitno uun Soomali ka dhex abuuraya. 2019 waxa uu Soomali ugu suntanaan doonaa, Dagaalkii mediaha.

  3. Wax anan ka suroobeynin ajirto qolyahan SNM waa umad ikahay xishoodki kaqaday bal fanan ay dhalan ayay qabyalad ku wreraren isma ceshtan ita ay umada kaqaylo badanyihin ayay dadka somaliyed kalitan aqligaga hakaga filado markay soo tahriiban yurub waxay iskaga dhiban magalada muqdisho iyo jilib marka sharciga qatan marocalal ah oo ay lasoo tahriiben ayay dib ulasoo baxan somalida kale mashegan mana la xintaman wax SNM kalito walahi h.gidir uunba laga hayaa

  4. ASC.
    ALLAAH maxaa munaafaq dhooban DHULGAYGA sida midkaan Marqaannews soo geliyay beentaan. °Wuxuu yiri; “Qoraal Ay baahinayeen dadka Isticmaala Baraha Bulshada Ayaa Muujinayey”. Waxay la macno tahay; “Waxaan maqlay=Waa la sheegay”. °Daanyeerka Marqaannews soo dhigay DIRA-DIRAHAAN waa mid raba inaysan Somali dab-kala qaadan ee Somaliyey iska yureeya. °Marqaannews, Taageero/mucaaradnimo Maamul FURAN! Xifaaltan Beeleed FURAN, Balse kala gayn Ummad waa XAARAA. WBT

  5. ASc.
    Cawaale ka hor dad sidaas oo kale fanaaniin heeso waday ahaa baa laga celiyey hargeeysa.Dad ayagoo kale ahna waa loo ogolaaday in ay hargeeysa ka dhex heesaan.Waa iska caadi oo xagga midab takoordka hargeeysa la iskulama yaabo.Hase ahaatee lama oran karo waa reer hargeeysa oo dhan.

  6. Atoore sxb ha noqon daalin afka labadiisa dhinac ka hadla. Iska dheh Nasteexo indho. Illeyn taasuunbaa jirta qof show laga xanibaye. Iyada Insha Allaah waa lasoo dhaweynayaa Markey soo noqoto.

    Fanka Soomaalida iyo shacabkuba isku dir uma baahna ee ka waantow Nin yahow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here