Geerida xubin katirsan qoyska reer boqor ee sucuudiga oo la xaqiijiyay.

#Riyaad – Amiir Bandar Bin Salmaan oo ahaa walaalka ay isku aabaha yihiin Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday da’da 96-jirka.

Marxuumka oo xilal kala duwan kasoo qabtay Sacuudiga, ayaa ahaa shaqsigii ugu da’da weyn ee 10-ka wiil ee uu dhalay boqorkii yigleelay Boqortooyadda Sacuudiga, Boqor Cabdicasiis Al-sacuud.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*