DAAWO VIDEO:Gabay Qiiro Badan Gabdhaha Sool Utiriyeen Marxuum Hodan Naaleeye

Hablaha Aqoonyahanada gobolka Sool ayaa Tacsi u direy dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo ehelada Qoyska Hodan Nalayeh , Waxaana ay si wada jir ah ugu duceeyeen marxuumada Hodan Nalayeh Saygeeda iyo dhamaan dadkii ku dhintay qarixii habeen hore ka dhacey magaalada Kismaayo.

Duco Wadareedka ay u direen Hodan Naleyeh ayey sheegeen in ay aheyd Haweenaydii u kacdey dhamaan hablaha Soomaaliyeed.

Alle ha u naxariisto Alle ha u nuuriyo qabriga dhamaantood .

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*