Muuse Biixi muxuu ka sasabanayaa Boris Johnson “Hambalyo degdeg ah”.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay doorashada Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson, kaas oo sheegay inuu soo dhaweynayo Raysal Wasaaraha.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu sheegay inuu soo dhaweynayo Hadii Boris Johnson uu yimaado, isla markaana Somaliland ay garanaynaa saaxiibadii oo marar badan soo booqday Somaliland.

 

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka dhamaan shacabaka Somaliland uu dhambaal hambalyo iyo boogaadin ah u dirayaa Ra’iisal-wasaaraha Cusub ee Britain Boris Johnson oo Salaasadii 23.07.2019, loo doortay xilka hogaamiye-nimo ee dalkaasi Britain.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

5 Comments

  1. ASC.
    Aan u hadlo Boris; Muusow waan kula jeclahay inaad ka gòdo Somalia Balse si darriq fiican loo raaco WAA inaan marka hore la kulmo, Culumada, Salaadiinta, Nabadoonnada, Aqoonyahannada iyo nin garboodka Beelaha; Ciise, Gadabuursi, Warsangeli iyo Dhulbahante:. °Hadday akhaartaasi idinla wadaagan Gòitaanka Ballan waxaan kaga qaaday INAAN nafta ag dhigo sidaad GOÌTAAN ku heli lahaydeen GOOD LUCK. WBT

  2. Ahmed Somali
    War qiimaadba uyeeshaye! horta yaaba yaqaana oo warqad looga soo jawaabaa ma muuse! umaleeyn mayo xataa in loo geeynaayo Boris ama madax kale wax uu qoray miskiinkaan makadaxa looga jiro wllee waan hubaa ineeysan post office ka Ingriiska xataa soo gaarin warqadaas hadeey ubadato waa hadeey hargeeysa soo dhaafto! kkkkkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*