Sunday, July 5, 2020

Monthly Archives: July 2019

DAAWO VIDEO:Soomaliland oo Cor Caare u Diraysa Cali Khaliif Inuu Lasoo Hadlo,Soomaliland Kusoo Celiyo

1
Siyaasinta Soomaliland Qaar ka mid Ah Ayaa Soojeediyey In loo Diro Cor. Caare Cali Khaliif Galaydh Iyo Siyaasin Dhulbahante Ah,Si Ay Uga Soo Dhaadhaciyaan...

ARIN MURUGO IYO CALOOL XUMO:Hooyo Soomaaliyeed oo 4 Teeda Caruur Ku Weysey Qaraxyada Muqdisho

1
Ruqiyo Xasan Ibraahim, ma ahan magaca saxda ah ee Hooyada aan warbixintaan ka qoreyno, waxaana qarinay magaceeda runta ah, codkeeda iyo sawirkeeda sababo amnigeeda...

Sawiro:- Banaan bax lagu difaacayo askarigii maanta lagu xukumay Boosaaso oo kadhacay Sanaag

6
Shacabka Magaaladda Dhahar ayaa caddaalad daro ku tilmaamay eedayn iyo xukun ay maanta Maxkamadda shanta Gobol iyo Dambiyad culusi ay ku riday Laba xidigle...

DAAWO SAWIRADA:Xuska 1-Agoosto oo Puntland oo Siweyn Uga Duwan sanadadii Hore Garoowe.

0
Magaalada Garoowe Iyo Guud Ahaanba Puntland Waxaa Siweyn looga Dareemaya Si ka Duwan sanadadii Hore Xuska Sanad Guurada 1- Agoosto oo ku Aadan Aad...

DAAWO SAWIRADA:Xuska 1-Agoosto oo Puntland oo Siweyn Uga Duwan sanadadii Hore Garoowe.

0
Magaalada Garoowe Iyo Guud Ahaanba Puntland Waxaa Siweyn looga Dareemaya Si ka Duwan sanadadii Hore Xuska Sanad Guurada 1- Agoosto oo ku Aadan Aad...

CAJIIB DAAWO VIDEO:Nimcaan Hilaac Iyo Lafoole oo Ruxay Gothenburg Sweden,Kumanaan Qof..

2
Sidaad Video ga Muuqaalka Hoos Idin Kaga Muuqdo Aad Ku Arki Doontaan Fanaanka Qarniga Nimcaan Hilaac Oo Wacdaro Kadhigay Gothenburg Sweden Halkaasuu Ku Lahaa Show...

Degdeg:- Ahlusunna oo caawa soo saartay goaanadii ugu cuslaa oo ka koobam 10qodob.

0
Talisyada Boliska Iyo Nabadsugida Heer Fadaral Qaybaha Ka Howlgala Galmudug Fadhigooduna Yahay Casimada Galmudug Ee Dhuusamareb Kulamo Amniga kusabsan kadib Waxay wada jir...

Akhriso:- Muuse Biixi oo xilalkii ka xayuubiyay masuuliyiin ay kujiraan Wasiiro.

0
Madaxwaynaha maamulka Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa soo saaray wareegto xilalka looga qaaday masuuliyiin katirsan maamulkiisa. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan:- Ujeeddo: Xil Ka-qaadis Ku: Maxamed Daahir...

Daawo:- Muuse Biixi oo cabaad bilaawbay kana hadlay jabka joogtada ah ee ciidankiisa kasoo...

3
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Dilka Ciidammada Meleteriga iyo Booliska ee Bilihii u dambeeyay ku soo noqnoqonayey Gobollada bariga, kaasi...

Daawo:- 12qof oo ay kujiraan haween ayaa ka dambeeyay dilkii Paul Faramosa.

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee gobolada; Bari, Karkaar, HighLand, Sanaag iyo Guardafui ee dowladda Puntland, ayaa saaka xukunno kala duwan ku...

Degdeg:- Ciidamada Ethopia oo la wareegay Garoonka Kismaayo iyo ciidankii kenya oo hal xero...

0
Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah kuwa AMISOM fadhigooduna yahay Magaalada Kismaayo ayaa si buuxda ula wareegey Gacan ku haynta Garoonka Mashquulka badan ee...

Akhriso:- DFS oo markale war aan caadi ahayn kasoo saartay musiibadii dowladda hoose ee...

0
Guddigii dowladda Federaalka Soomaaliya u magacowday qaraxii xarunta gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray warbixin hor-dhac ah oo ay ugu hadleen waxyaabihii u qabsoomay...

Sargaal katirsan Daacish oo lagu dilay duqeyn kadhacday buuraleeyda Puntland..

0
Dowladda Maraykanka ayaa duqayn ku dishay Sarkaal ka mid ah kooxda Dawladda Islaamiga ah ee Fadhiisimada ku leh Waqooyiga Soomaaliya (Buuralayda Galgala), sida uu...

Akhriso:- Maxay ahmiyad ah oo ay leedahay xuska aasaaska puntland xilli dayac badan uu...

0
Waxaa la isu diyaarinaynaa dabaal deg si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaa xusaynaa 21 sanno guuradii kasoo wareegtay dhismihii iyo aas aaskii...

Xog:- Shariif Sakiin oo noqday ganacsadaha leh saamiga ugu badan ee banki caalami ah...

1
Wargeyska afka dheer ee Indian Ocean ayaa maanta oo isniin ah qoray in isbeddel weyn oo dhanka maamulka iyo saamiga ah uu ka dhacay...

Nisa oo suaalo waydiinaysa masuul katirsan gobolka banaadir oo looga shakisan yahay qaraxii dowladda...

3
NISA ayaa shalay u yeertay G/ ku xigeenka Gobolka banaadir ee Arimaha Bulshada Basmo Caamir Shakeeti si wax loooga weydiiyo qaraxii ka...

Sawiro:- Shabaabkii iyo Daacishkii ugu badnaa oo maanta lagu xukumay Boosaaso + Qaraxyo lasoo...

0
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukuno kala duwan waxa ay ku ridday xubno ka tirsan kooxaha Argagixisada ee Shabaab iyo Daacish...

Degdeg:- Warar kusoo kordhay dilkii dekadda boosaaso loogu gaystay Paul Faramosa + Xukun Maxkamadeed.

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland ayaa saaka u fadhiisatay dhegaysiga dacwad loo haysto askari ka tirsan ciidanka PMPF ee...

Geerida xubin katirsan qoyska reer boqor ee sucuudiga oo la xaqiijiyay.

0
#Riyaad - Amiir Bandar Bin Salmaan oo ahaa walaalka ay isku aabaha yihiin Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday da’da...

Akhriso:- Tirada odayaasha loo hanjabay ee iska diiwaan geliyay Alshabaab

1
159 Ka Mid Ah Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Barlamanka oo Al shabaab la kulmay. Maamul Jubbaland :waxaa ka yimid 33 Oday dhaqameed. Maamulka Hirshabelle: waxaa...

DAAWO VIDEO DEG DEG:Dagaal Sanaag Iyo Cusbitaalkii Ceerigaabo oo dhaawac buux dhaafiyey

1
Isbitaalka Guud ee Magaalada Ceerigaabo Ayaa La Ciir Ciiraya Dhawacyada Dagaalada Isdaba Jooga Ahaa ee Gobolka Sanaag oo iskugu Jira Dagaal Beeleed Iyo puntland...

DAAWO VIDEO:Dawladda Masar Oo Ballan Qaad U Sameysay Soomaaliya Kadib Weerarkii Gobolka Banaadir.

0
wasaarada Arimaha Debada ee Dalka Masar ayaa Sheegtay Inay tagerayso Sidii soomaaliya Uga Guulaysan lahayd kooxda Shabaab,waxayna Sheegtay inay Cambaaraynayso Weerarkii lagu qaaday Gobolka...

DAAWO VIDEO:Xaglatoosiye oo u hanjabay Feysal Waraabe “Daarood haduu caayo hala caayo Ciidagale”.

2
Wasiir Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo la hadlayey Tv-Bulsho ayaa Faysal Cali Waraabe iga Digay Cayda Beesha Daarood Xaglatoosiye ayaa Yidhi “Faysal Kama dhagaysan...

DAAWO VIDEO:Ilaa Hada Camirada Qarsoon masuulin Laga Helay Weerarkii Gobolka Banaadir Laga Helay.

0
Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku sugan Magaalada Dooxa Isbitaalka lagu dabiibaayo dhaawacyadda ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladda caafimad...