Puntland oo Xirtay Waryahii wakiiil Wareedka Marqaan News ee Boosaaso Cambarayn

Waxaa Soo Badanaya xadhiga Puntland lagula Kacayo wariyaal Iyo Wax Garad kale,taasi oo Maal mahani Si Aad Uga Socotey Gobolka Bari laguna Xidhay Iisimo Iyo Wax Garad kale oo Dowlada Dhaliilsanaa.

Puntland Gar Ahaana Boosaaso Ayaa lagu Xidhay wakiil Wareedkii Marqaan News Cumar Laki Man ,Ilaa hada ma cada sababta Loo Xidhay Wariyahaasi balse waxaa la Sheegayaa In Laga Kaxeeyey Goobtisa Shaqada.

Cumar Laki oo Sidoo Kale Ka Howl Gali Jirey Idaacada Horseed Sida Wararka Sheegayaan Xabsi Loo Diray.

Marqaan News waxay Cambaraynaysaa xadhiga Wariyahaasi Qaabka uu U Dhacay,Iyadoo Marqaan News ka Mid Ah Mareega Puntland ee Qadiyada Deegaanka Difaacda.

 

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

5 Comments

  1. nahnahnahanahanahanah

    hadda ma waxaad naleedihiin warkii marqaan waa habaa’an mansuuran oo xita xooga yarna la maqli mayo?

    waanu isnaqaane meel kale noogasoo bililiqeeya.

    war jiraaba wuu iman hadii marqaan la waayana nin kalaa soo warami.

    wiilka maxaa lagu maagay? nin deni ma wuxuu noqday kaligii taliye?

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Qosolki ban ku saxday.kkkkkkk
    Marqaanews says
    Wariyahaas iyo shabakada marqaanews oo aheyd mid qadiyada pudhlayn difaacda
    Oo anagu coldoon waxaanu uxidhnay
    qadiyadayadii buu ka horyimiye
    Budhleyney maxaad u xidhay nin
    qadiyadaada difaacaya.

    Waar tii budhleyn waa loo yaabaa

  3. Aad baan uga xumahay runtii. Aniga oo ka tirsan akhristeyaasha Marqaan News ee aadka u qaddariya waxaan si buuxa ugu taageerayaa cambaareynta xukuumadda Siciid Deni oo muddo gaaban gudaheeda looga soo nacay Puntland.

    Waxay ilbaxnimadu ku jirtaa oo dawladnimo iyo horumar dhab ah lagu hanan karaa iyada oo qof walba fikradihiisa laga dhegeysto oo lagu na qaddariyo oo waxii dareen iyo wacaal ah loogu kala baxo doodo hufan, kala dambeyn iyo is maqal daacad ah.

  4. Dadka meshan kahala waxay ubadan yihin Dad Aqoontodu hoseyso,hase yeshe wax neceb,waxana tagersan shaqadadu tahay in aay wax shegan,waxa kujira kuwo Afsomaliga si sax ah uqori karin oo aad modeyso in aay Nacas yihin,kuwas waxan oran laha marka hore so barta Luqada aad wax kuqoreysan si lofahmo ujedadina,Anigu Cidna lama jiro lakiin waxii maquul ah & waxii khalad ah ayan firiya mahadsanidin saxibayal.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*