Sawiro:- Banaanbax lagu taageerayay mooshinka kasocda Puntland oo kadhacay Garoowe.

Muddaharaad lagu taageerayo mooshin xilka qaadis ah oo Baarlamanka Puntland ka gudbiyay xubnaha Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe.

Golaha wakiilada Puntland ayaa la filaya in ay maalinta berriya ka doodan mooshin xilka qaadis ah ee ka dhanka ah xubnaha Maxkamadda sare ee Puntland.

Mudanayaasha ayaa xubnaha Maxkamadda sare ku eedeeyay in ay caddaalad-darro iyo musuq maasuq baahsan ku sameeyeen shaqada Garsoorka.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*