Sawiro:- Puntland oo markale bilaawday howlgal kooxo lagula dagaalamayo iyo saraakiil booqatay deegaano dhaca xuduudaha Somaliland.

Xingalool: Taliyaha qaybta police ka Puntland ee gobolka sanaag G/sare Cabdirisaaq farax warsame iyo xeer ilaaliyaha gobolka sanaag Muuse awcilmi maxamed Aya booqday tuulada war idaad Ujeedka socdaalka masuuliyiinta waxa uu ahaaUkuur galka olole lagula dagaalamayo dhuxusha iyo xaalufinta degaanka oo dadka deegaanku ay horjooge u ahayeen

Taliyaha iyo xeer ilaaliyha oo tagay goobo badan oo laga shidayay dhuxul aya la kulmay odayaasha waxgrdka iyo bulshada degaanka war idaad Kuwaas dhowaan soo xirxiray dhalinyro Ku hawlanayd dhuxusha

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*