Sheekh Mustafe Muxaadiro Qiimo Badan Dilka & Dhiig daadinta oo la fududaysto

15 COMMENTS

  1. M0gadisho! THE DEATH OF THE NATION STATE(stop innocent blood is being spilled every day……? (Jooji dhiig aan eed lahayn ayaa la daadanayaa maalin kasta)XAQ-DARO.
    —————————————————————————————
    1)HORAA LOO YIRI: SOOMAALIDU WAXAY TIRAAH (Meeyd Kee U Danbeeyay…..
    (Kii La Sii Waday….Mogadisho….?
    ———————————————————————————
    Mogadisho Oo Noqotay: Heestii(GOE” Halaq Miyaa Tahay…HADBA..Marada
    IGA- GALA….?

  2. Marka aad aragto waxa Ka dhacaya Somalia waxaad is oraneysaa Somalidu cashar kama baran wixii dalka Ka dhacay 30 kii sano ee danbe.
    Waa arrin aan laqaadan Karin in dad kabadan 10 loo xasuuqo qabiilka ey Ka dhasheen darteed.
    Lama aqbali Karo arrintaas><@.

  3. Waa ceeboobeen culimada soomaalidu
    Haddii dadkii soomaaliyeed ee ay u muxaadaraynayeen qarax ku dhammadaan xaqdarro loo laynayo oo ummaddii masaakiinta ahayd hiil weyday waa yaabe yay u muxaadarayn
    Haddaanayn kacin wadaaddadu oo u hiillin diinta ma waxay kusoo ururi masaajidda? Oo yaa ugu iman masaajidda haddii inta iimaanka ka leh munaafiqiintu dhammayso
    Waxaa u khayroon culimada inay bannaanka usoo baxaan oo kor ula hadlaan dadka oo iyagu horgalaan halmarna lawada jihaado oo layska ka qaado dulliga iyo darxumada

  4. Allah yacizak

    Sheekhu runta uun kol walba sheegaa, umadan jirabina maba dhegaystaan.

    Dhiiggii dadka iyo hantidoodiiba waxay noqotay kii xoogleh ayaa qaadanaya, kii tabar daranna ciidda inuu cuno oo hoogo oo ba’o ayaa loo wada batay, war Soomaalidu aakhiro xagee gali doonaan?

    Cayda, habaarka, afxumada, xasadka, munaafiqnimada, boobka xoolaha masaakiinta, dhaca iyo kufsiga agoonta, iyo balaayo oodhan markay soo wada tijaabiyeen ayna is garan waayeen ayaa Ilaahay jirooyin, waalli, shakki, hurdo’laan, Abaar, daadad duufaano, dhul=gariir, shilal khasaare weyn, tuug habeen iyo maalin wax dhacda, dad wada sixran, ayaa lagu ibtileeyey.

    Yaa ii sheegi kara hal qof oo fiyoow, ama mid caafimaad qaba, ama mid aan denbi gelin, ama mid caro ku seexda carana kusoo toosa ama min aan naxdin joogto ahayn kurin?

  5. ASC.
    Wax badan baan halkaan ku soo qoray in ay jiraan dad badan oo soomaali ah oo ka sii ah madax ku sheega beelaha USC qaarkood in aysan rabin in la so celiyo QARANKII soomaaliweeyn.Waxaana ka markhaati ka ah in xamar lagu dilo qofkii ah beelaha USC oo isku daya in uu ka shaqeeyo danaha guud.Maxaa hadda loo bartilmaamsaday Yariisoow?Yariisoow waxuu isku dayey in uu suubiyo nidaamo lagu soo celin karo nabad gelyada magaalada xamar.Hase ahaatee waxaa jira dad beesha ah oo an rabin waxuu rabo Yariisoow.Haddaad aragtaan ama maqashaan qof madax ah oo beeshaas ah oo la dilay ama la dili lahaa waa qof an 100% qaadan nidaamka USC.Waa qof la leeyahay waxuu aaminsan yahay soomaalinimo.Habaar qabaha Isaarooyinka dadka masaakiintaa u dhigta oo wax bililiaysta madaxda USC ma dilaan.Waayo waa nin ka hor jeeda danaha soomaaliweeyn.Waligiin ma maqasheen waxaa la dilay Tuug Hebal oo ay Isbaaro u tiil?

  6. Codsi deg deg ah Marqaan page kan dadka ora ama leh: Ninkan Soomaali Christian ah meesha ka saara oo la baxay Mubarik Yusuf diinta suuban wax ka sheegayo oo xataa culumada wax ka sheegayo. Ninkan maan gaab ka ah, wax ka qabta yeeysan inkaar idinku dhicin.

    Intaas waa iga talo marba magac ku soo gala halkan Diinta iyo Isku dirka Soomaalida ka shaqqeenayo, marna dadka ceeynayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here