Soomaliland oo Ku Faraxsan Qaraxyada Muqdisho

Soomaliland Ayaana Waligeeda La arag Iyadoo ka Tacsiyaynaysa Qaraxyada Ka dhaca Muqdisho,Waxayna Inta Badan Dadku Qabaan Inay Inta Badan Inay Qaar Soomaliland Wax ka Ogtahay .

Soomaliland Ayaa Aamin San In Inta Qaraxyada Muqdisho Socdaan Ay Ka Faa’idaysan karaan Ictiraaf Ay Ku Sheegaan Inay Iyaga Nabad Yahiin balse Koonfurta Colaad tahay ,Sidaasi darteeda Ay Muhim tahay In la Aqoon sado.

Maamul Goboleedyada Soomaliya Dhamaantooda Kama Hadal Marka Maamulka Koonfur Galbeed Laga Reebo Weerarkii Lagu Qaaday Gobolka Banaadir.

Khilaafka Dowlada Iyo maamul Goboleedyada Ayaa halkii Ugu Fogayd kala taagan Abid.

-----------------------------------------------------

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. Qaeaxyada iyo hawlgallada ay Alshabaab Ka fuliyaan koonfurta somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ waxa laga hagaa lagana soo abaabulaa hargaisa, qofna kama daahna in Alshabaab markoodi horeba loo aas aasay ictiraaf raadinta maamul beeleedka iduur oo Axmed Godane horboodayay, welina waxa horboodayo Adeerki shaydhan Cumar, haddaba sidee maamul beeleedka iduur uga tacsiyeen karaa qarax ay iyagu fuliyeen? Jawaabta marqaannews iyaga ha bixiyan? Alshabaab yaa aas aasay? Hubka iyo dhaqaalaha halkee loo soo mariyaa? Headquarters ugu wayn Alshabaab halkee ku yaallaa? Maxa dhiigga somalida koonfured Alshabaab u xalaaleeyay oo kuwa waqooyi galbeed Ka xarraamiyeey? Jannada muqdisho Ka hillaacday miyanay hargaisa oolin? Nin raga wixii jira ma moogo doqonina yeelkeed.maamul beeleedka iduur iyo kan majeerten waa deris kkkk kkkk kkk kkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk Alshabaab kan majeerteen waa ku jihaadaan kan iruurna? Kkkk kkkk kkkk kkk kkkk kkk kkk kan iduur waa ka cunteeyaan kkkk.

  2. Maxa ugu farxii weyney?? Somalia hormarkeena kaso horjeedan sida dekada Berbera,xoolihii sacuudiga, icitiraafkeena iyo filimadii anshax xumaada ee anigu Guenter Bishoof ahan ka sameeyeey hablihii macmacaana ee Hargeisa jooga. Waxaas oo hormar maa noo ogolan.

    God Bless Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*