Soomaliland oo Qaraxii Kismaayo Ku Faraxsan

Dhawaan waxaa ka Dhacay Magaalada Kismaayo Qarax Ay ku Dhinteen Dad badan oo Ahaa Hal Doorka Umada Soomaaliyeed Kadib markii Kooxo Hubaysan Weerar Ku Qaadeen Hotel Ku yaala Magaalada Kismaayo.

Qaraxaasi oo Samayn badan Yeeshay dad Magac Lehna Ku Dhinteen waxaa Canbaareeyey caalamka ,Waxaa ka Mid Ah Wadamada cambaareeyey Kenya oo Siyaasada isku hayaan Dowlada faderalka Soomaaliya.

Lakiin waxaa la Yaabka Leh waxay Tahay Inaysan Soomaliland ka Hadal qaraxaasi oo Cambarayn,Dadka Badankooda Waxay Aamin san yahiin Soomaliland Inay Qeyb ka Tahay Qaraxyada iyo Weerarada Muqdisho Iyo Soomaaliya.

Sababto Ah waxay la Dagaalamayaan Inay Dowlad Awood Badan Soomaaliya ka Dhalato Si Ay Ictiraaf U Helaan waligeeda Soomaaliya Waa Inay Sidaasi isku Haysataa.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

4 Comments

  1. Somaliland ma Israeli bay noqotay.kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Mar waa jabhad,mar yadaa maqarniysa,
    Mar yadaa maalgalisa.kkkkkkkkkkkkkk

    Wale jamhuriyada barakaysani dad badan,ayay shuban kuriday

  2. Gooni u goosatada Madaxdeedaa sheegtay, in ay gacan siiyaan Argagixisada, iyo wixii burburinaya Somaliya, waa cadaan waa cadow inala degan, walee maxaa ka dambeyn doona, wax ay yihiina ma laha, dad waalan iyo dad jaahilaa deggan.

  3. Somaliland waa maamulgobaleed kamid ah kuwa Somalia ka dhisan maxaad uga dhigeesaan wadan jira oo la aqoonsaday?? ama haku farxaan ama ha kanaxaan waxba naguma soo kordhineeso hadaan nahey reer koonfur.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*