Xaglatoosiye oo u hanjabay Feysal Waraabe “Daarood haduu caayo hala caayo Ciidagale”.

Wasiir Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo la hadlayey Tv-Bulsho ayaa Faysal Cali Waraabe iga Digay Cayda Beesha Daarood Xaglatoosiye ayaa Yidhi “Faysal Kama dhagaysan karo Marka uu Leeyahay Farmaajo iyo Qabiilkiisa Waa Inyar ama uu leeyahay Maxamuud Saleebaan Waa Jifo Yar.

Mar kale Xaglatoosiye ayaa yidhi “Maxamuud Saleebaan Puntland Waa la yaqaan Inay Dad wanaagsan oo Dalkooda Jooga yihiin ee Faysal Hadalkiisa Ha Miisaamo Ileen Ciidagale Waa la Caayi Karaa e

Wasiir Xaglo ayaa Markale Yidhi Faysal Wuxuu u Baahan Yahay Siminaar

Xaglo Waa Nin Hadalka Heli Og oo Aan ka Gaban Marka uu Rabo inuu Meel weeraro.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

3 Comments

  1. ASC.
    Waa la wada ogyahay in uu faysal Cali Waraabe hadlo xun yahay.Hase ahaatee cayda faysal lahan ma leh ama ma aha in la sii raad raaco.Isla markaas beesha Faysal masuul kama aha aflagaadooyinka Faysal ee uu hawada ku baahiyo.Faysal waa sii socdaa ee haloo dulqaato maalmaha u haray.

  2. Xaglatoosiye waa qaldan yahey waayo. (Beesha Darood wean) iyo waxuu isla simey (jifi ciidagale) ka mid ah beesha Isaac ka ah 0.3% xagla toosiyoow hadaalkaaga waa qasaaro maskaxdaaduna maleh miisaan !!!!!!!
    Xagla toosiyoow waxaa dhex Joogta waa beesha Isaac EE hargeyso hareyso waxaad katahey naafo madaxa looga jiro!!!!!!!!!

  3. Feysal cali gaarsiiya haduu yimaado Uk Sweden Finland Norge iyo Eu of dhan malagiisa Ayala galaya isaga iyo hooyadiis!!!!!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*