Thursday, September 24, 2020

Monthly Archives: August 2019

Wasiir katirsan DFS oo xaqiijiyay xariga wasiir Janan “Waa dambiile dhibaato ka gaystay Gedo”.

10
Wasiir kuxigeenka wasaaradda Bartroolka ee Dowladda Soomaliya Maxamuud Cabdiqaadir Hilaal ayaa xaqiijiyay jiritaanka xariga wasiir Janan. Qoraal uu wasiirkaan kusoo qoray bartiisa Facebook ayuu ku...

Sawiro:- Saxaafadda Japan oo raiisal wasaaraha dalkaasi ku eedeeysay inuu jeclaaday calanka Somalia.

1
Saxaafadda japan ayaa Ku Eedeeyay Rayzal Wazaaraha Dalkooda inuu Jeclaaday Calanka Soomaaliya Kadib Shirkii Dhaqaalaha Ee Afrika iyo Japan Rayzal Wazaaraha Japan Ayaa Ka...

Degdeg:- Wasiirka Amniga Jubbaland oo lagu xidhay magaalada Muqdisho.

0
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Somaliya ay goor dhow Xasbiga u taxaaben Cabdirashiid indho korey oo ahaa Wasiirkii Amniga...

Daawo:- Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxa Kismaayo + Ujeedka banaanbaxa oo weji kale yeeshay.

1
Banaanbax balaaran oo aan horay loo arag ayaa maanta gilgilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose. Banaanbaxa oo ahaa mid kadhan ah Dowladda somalia...

Ciidamada Sland oo xirxiray shaqaalaha hotel caan ah oo ku yaala Burco “Sababta ogoow”.

2
Hotel lagu magacaabo Warsan Ethiopian Restaurant oo lagu sameeyo cunto itoobiyaanka oo ku yaaley magaalada Burco oo albaabada layskugu laabey. Shaqaalihii ka shaqeynayay hotelka...

Kenya oo qaaday talaabo ay ugu aargudayso Axmed Madoobe “Goaan kanixiyay Villa Somalia”

0
Dowladda Kenya ayaa awaamiir cusub ka soo saartay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku wajahan magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya. Awaamiirtaan ayaa waxa ay la xiriiraan...

Sawiro Degdeg:- Ciidamo dheeraad ah oo hadda laga dejiyay garoonka diyaaradaha dhuusamareeb.

2
Kolanyo cusub oo katirsan Ciidanka AMISOM ayaa Goor-dhaweyd gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Ciidanka cusub ee gaaray Dhuusa-mareeb ayaa la sheegay inay yihiin...

DAAWO DEG DEG:Banaan Baxyo Xoogan oo Hada Kismaayo ka Socda Loogana Soo Horjeedo..

1
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah  maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka bilowday Banaanbaxyo Ballaaran oo looga horjeedo dowladda Federaalka Soomaaliya. Boqolaal shacab oo isugu...

Dowladda Kenya oo kahadashay jabkii kasoo gaaray xarunta Qaramada Midoobe “Alshabaab dad bay naga...

0
Xoghayaha Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka Kenya Macharia Kamau, ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ka niyad jabtay go’aanka Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ku...

Maxaad kala socotaa qaabkii DFS ay u musuqmasuqday qoondadii Puntland ee arimaha Xajka.

0
Waxay ahayd tiradii Sucuudigu u qoondeeyay Soomaaliya sanadkan 2019 in ay soo gutaan faralka Xajka 11,500 (Kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo...

Daawo:- Feysal Cali Waraabe “Warsangeli waa seediyaasheey waa in raali gelin laga siiyaa gefkii...

3
Eng. Feysal cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland aya qiray inuu gaf wayn ahaa hadalkii taliyaha ciidanka Somaliland nuux taani. Gudoomiyaha ayaa sheegay in...

DAAWO VIDEOCali Maxamed Geedi oo Ahaa Ninkii Wasiirka Ugu Horeyey U Magacabay Gudoomiye Cumar...

0
Waxaa Xilka Toos ula Wareegey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Filish,Waxaana Ka Qeyb galay Xaflada Xil la wareegida Siyaasin badan oo ka Mid...

DAAWO VIDEO:Faysal cali Waraabe”Waxaan ka Qeyb Galayaa Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe,Kismaayo baan Tagaya”

3
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland Faysal cali Waraabe Ayaa Markii Ugu Horeyey Sheegay Inuu ka Qeyb Galayo Caleema Saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam (Axmed...

DAAWO VIDEO DEG DEG:Puntland oo Diyaarad Hub Imaraadka Shabaab U Wadey Qardho Ku Qabtay...

2
Warbaahinta ayaa ogaatay maalmihii dambe inuu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay dowlad goboleedka Puntland iyo Imaaratka Carabta, sida ay ogaatay Warbaahinta. Khilaafka oo markii...

DAAWO VIDEO:Faysal Cali Waraabe Waa Kaligis Talis Siyaad Bare Ka Xun,Xisbiga UCID Ha U...

9
Faysal cali Waraabe oo Inta Badan eedayn Ujeeda Dowladi Dhexe ee Maliteriga Soomaliya Ayaa Lagu eedeyey Inuu Hor Fadhiyo Xisbiga UCID Intii Soomaliland Xisbiyadeeda...

Awoodii Ahlusunna ee gobollada dhexe oo si buuxda uburburtay “Dhuusamareeb oo ciidan kale lawareegay”.

2
Galmudug ayaa guud ahaan ka baxday Gacanta Ururka Ahlusunna waxaana magaalada Si buuxda ula wareegay ciidamo Boolis ah oo Xamar laga qaaday iyo ciidanka...

DAAWO VIDEO:Reer Buuhoodle Miyey Nagu Ciyaarayaan”ciidamada Puntland Iyo Soomaliland oo Shir Wada Qabtay”

9
Xili Magaalada Buuhoodle Uga Dhaceen Iyo Deegaanada SSC Arimo Horay Soomaalida Uga Dhacin,Maamulo Is Khilaafsan,Siyaasain maalinba Maamul Ka Tirsan ,Ciidanka Guur Guuraya ee Maalinba...

DEG DEG:Ilhaan Cumar oo Dil Toogasho Koox islaamka Neceb Mar kale…

1
Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa shaacisay in hanjabaad cunsurinimo ah loo soo...

DAAWO VIDEO QISO YAAB LEH:”Hargeysa 80 Jir Beeralay ah Oo 40 Sanno Ka Hor...

0
Ninkani Ku Nool Hargeysa Waxaa uu Ka Sheekeeyey Qiso yaab leh oo tahriib uu kusoo Gutey wajiibaadka xajka oo Mudo Badan uu jeclaa Inuu...

DAAWO VIDEO:Kaftan Yaab oo Dhex Maray Madaxweyne Farmaajo Iyo Wasiir Debada Kenya,Kulankiii Japan

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Ayaa Kulan isku Salaamay Shirka Japan Iyo Afrika,Waxaana Kaftan Kooban oo Labada Dhinac Dhex Maray Ku Kaftameen Arimaha Taagan...

DAAWO VIDEO:Qudbadii Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Shirka Iskaashiga Afrika Iyo Japan

1
MUDANE SHINZÕ ABE, RA’IISUL WASAARAHA JAPAN, MUDANE DR. ABIY AHMED, RA’IISUL WASAARAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA DIMUQRAADIGA AH EE ITOOBIYA; MUDANE ANTONIO GUTERRES, XOGHAYA GUUD EE...

DAAWO VIDEO:Muuse Biixi oo Caruur Yar Yar Qabiilka Iyo Soomali Nacaybka Ku Dhiiri Galinaya...

1
Madaxweynaha Maamulka Soomaliland muuse Biixi Cabdi Ayaa Magaalada Hargeysa Xaflad Qalin Jabin Arday Waxaa uu U Badaley Nacaybka Soomalida Iyo Qabiilka oo uu ku...

Fadeexad + Cadayn:- Somaliland oo casuuntay nin u ololeeya isu taga dadka isku jinsiga...

14
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa ayaa casuuntay nin u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah: Xarunta ayaa sannadkan ku casuuntay magaalada Hargeysa Donald Molosi oo ah...

Daawo Muuqaal cusub:- Feysal Cali Waraabe oo ka qayb galaya caleemasaarka Axmed Madoobe.

6
Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng.Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu qorsheynayo ka qayb galka xafladda caleema saarka madaxwaynaha doorashadiisi muranka ka taagan...

Degdeg:- C/rashiid Xiddig oo sheegay in Kismaayo ay ka bilaabatay shirqool lagu dilayo taageerayaashiisa.

1
Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in Kismaayo ay ka bilaabatay shirqool ka dhan ah musharaxiintii isbedel doonka ahaa, qoraal uu soo dhigay boggiisa...