Akhriso:- DF oo soo saartay bayaan ka kooban lix qodob oo qeexaya xogta qaraxii dowladda hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Warbixin ku saabsan qaabkii uu u dhacay qaraxii Xaruunta Dowladda hoose ee Xamar.

Warbixinta oo ka koonnayd lix qodob iyo awaamiir ayaa si faahfaahsan looga hadlay xogtii ay heleen guddigii baadhista musiibadii lahu dilay duqii Muqdisho iyo qaar kamid ah gudoomiyaashii degmooyinka Xamar.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*