Alshabaab oo waxbadan kabadalay fikirkii ay aaminsanaayeen muddo kahor “Dowladda waa lala shaqeyn karaa”.

Isbadal ku Yimid Hab Fikirka Alshabab?
Caqiidada iyo Fikirka Alshabab Wuxuu ku salaysnaa In loo arko dowladda wax aan laga mid noqon karin, Lkn Hada waxaa jira isbadal ah in labaneeyay In laga mid noqon karo Golayaasha dowladda iyo ciidanka, iyadoo la isqarinayo.
Waxaa loo yeeray odayaashii Dhaqanka ee Soo xulay xildh heer Federalka iyo mamul goboled waxaana loo sheegay In tobad keen kadib Wixii la faro ay qaataan!!!
Nin ka mid ahaa odayada oo hoos u waraystay Xubin sare oo Alshabab ah , Wuxuu weydiiyay maxaa nala Faridoonaa?, Wuxuu ugu Jwbay qofkii aan idiin Ishaarno unbaa qoraysaan..

Cabsida Muuqataa Waa In xildhibaanada 2020 ay intoodabadan laga soo sharaxo lagana soo Amro Duurka! ..
Waa arin khatarteeda leh In Alshabab ay Shaatiga badashaan, oo la arko wasiir iyo Xildh ismiidaamin ku qoran!!

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Waxaas waxa ka dambeeya,, waa ragga iyaga argagixisada Barlamaanka Federaalka u fadhiya, oo hadda la ogaadey,arrimahaay wadaan, ee ka soo horjeeda nabadeynta Somaliya, hadda waxa gashay baqdin, markii god kasta lala galay, yaan la dhegeysan hala tirtiro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*