Ciidamada Somaliland oo xalay Laascaano kutoogtay nin kamid ahaa shacabka Magaalada (Magaca ninka iyo…).

Ciidamada Booliska ee maamulka Somaliland ayaa habeenkii xalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Dool ku dilay nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxman Cumar Faarax ( Soomadow), kaasi oo ka mid ahaa shacabka magaalada.

Ciidamada ayaa xilliga dilka ay geysaneen waxay wadeen hawl-gal ay ku soo qabqabanayaan dadka sita hubka gaarka loo leeyahay ah ee magaalada lagu dhex haysto.

Weli laamaha ammaanku kama hadal sababta Boolisku u dileen ninkan. Lasoco faah faahinta

Faahfaahin dheeraad filo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*