Daawo:- Ciidanka RRU-da oo la ogaaday inay ka qayb qaateen dagaalada Ceel Afwayn + Beelaha Sanaag oo digniin diray.

Deegaanka Ceel afwayn ee gobolka sanaag waxaa waayihii dambe kusoo laalaabanayay dagaalo udhaxeeya maleshiya beeleed walaalo ah kaas oo ilaa hadda aysan goaan ka gaarin Xukuumada Hargaysa.

Dhacdadii ugu dambeysay ee kadhacda Ceelafwayn waxaa lagu dilay dad kabadan shan ruux oo ay kujiraan haween Kuwaas oo lagu rasaaseeyay kaalin shidaal oo ay ku sugnaayeen.

Hadaba waxaa haatan soo baxaya shaki laga qabo in ciidanka RRU-da ee Somaliland ay qayb kayihiin Shaqaaqooyinka deegaankaasi.

Mid kamid ah cuqaasha beelahooda ay isku hayaan Ceel afwayn ayaa si rasmi ah usheegay in ciidanka Somaliland ay aayb kayihiin dhibaatooyinka deegaanka.

Halkaan kadaawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*