Daawo:- Go’aan kama damabys ah oo laga gaaray dhagarqabayaashii kufsaday Caaisha Ilyaas.

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta la horgeeyay seddex eedeysane oo loo haystay kufsigii iyo dilkii Caaisha Ilyaas aadam lix bil kahor loogu gaystay magaalada Gaalkacyo.

Eedeysanayaasha ayaa laba jeer oo hore maxkamad kuxukuntay dil toogasho iyadoona maanta mid kamid ah eedeysanayaasha uu qirtay dambiga.

Halkaan kadaawo wixii maanta dhacay

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here