Daawo:- Halgame Cabdikariin Qalbidhagax oo shaaciyay musharaxa uu taagersan yahay ee Jubbaland.

Abaanduulaha Jabhadda ONLF Cabdikariin Sh.Muuse Qalbidhagax oo dhawaan gaaray magaalada Kismaayo ayaa la ogaaday musharaxa uu taageersan yahay ee uu doonayo inuu hogaamiyo shacabka Jubbaland.

Qalbidhagax oo nacayb wayn uqaba madaxda sare ee Dowladda somalia ayaan la ogayan ujeedkiisa safarka Kismaayo iyo waxyaabaha uu ka badali karo qalaanqalka siyaasadeed ee ka taagan Kismaayo.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*