Daawo:- KGS oo markii ugu horeysay eedeysay DF “Ganacsadaha waxaa dishay DF”.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo lagu magacaabi jiray Cali Aadan Xuseen (Cali Marguus) oo shalay lagu dilay degaan hoostaga magaalada Baydhabo.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*