DAAWO: M/weynaha PL oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey Xuska 1da August

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay khudbadiisii ugu horeysay ee xuska 1da August ka jeediyey magaalada Garoowe, wuxuuna kusoo qaaday arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin geedi socodka Dimuquraadiyadda, Ammaanka, Khilaafka Federaalka iyo qodobo kale oo la xariira Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa sidaas oo ka hadlay arrimaha Khilaafka kala dhaxeeya dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, wuxuuna sidaas oo kale xooga saaray arrimaha.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*