Daawo:- Md Deni oo xanaaqay kadib markii la waydiiyay suaal kusaabsan DFS “Balse jawaab cajiib ah ayuu bixiyay”.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ka xanaaqay su’aal uu waydiiyey aqoonyahan C/risaaq Cabdi Daad oo ka mid ah dadkii dhidibada u taagay dowlad goboleedka Puntland sannadkii 1998.

Mr Daad waa qoraa allifay buugaag fara badan oo isugu jira diin iyo siyaasadba.

Wuxuu ka mid ahaa ergadii madaxweynaha u dooratay Cabdullaahi Yuusuf Axmed sannadkii 1998dii.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*