Daawo:- Musharax Xidig oo ugu baaqay Axmed Madoobe inuu iska diiwaan geliyo gudiga doorashada ee ay dhiseen mucaaradka.

Muaharax madaxwaynaha jubbaland Abdirashid XidiG ayaa baaq cajiib ah udiray madaxwaynaha waqtigiisa dhamaadka yahay ee Axmed Maxamed Islaam.

Xidig ayaa yiri “Waxaan leenahay Madaxweynihii hore inta uusan waqtiga kaa Dhamaan iska soo diwaan gali Gudiga saxda ah ee doorashada jubbaland oo Documents kaaga u keenso”.

Hadalkaan ayaa qayb ka ah hadalada adag ee wali is waydaarsanayaan dhinacyada isku haya siyaasada jubbaland gaar ahaan kooxaha uu udhaxeeyo loolanka jagada madaxtinimada.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*