DAAWO MUUQAAL:DEG DEG Muran Ka Taagan Caasimadii Labaad Ee Soomaliland+Borama oo Soomaliland Ka Tashatay

Waxaa Hada Ka Taagan Soomaliland Buuq Ka Dhashay caasimada Labaad ee Soomaliland Iyo Magaalada Ay tahay Caasimada Labaad ee Soomaliland,waxaana Isku haysta Magaalooyinka Burco Iyo Boorama oo kala Sheegtay Inay Yahiin Caasimada Labaad ee Maamulka Soomaliland.

Gudoomiyaasha Maamulka Soomaliland ee Gobolada Awdal Iyo Togdheer Ayaa Isku weeraray warbaahinta,Iyadoona Weerar isku qaadeen ,Maal mahani Waxaa Shacabka Boorama Si’adag Go’aan Uga Gaadheen Siyaasada Soomaliland oo Hada Indhaha Kusii Jeediyeen Cadaalada darada Soomaliland.

Warbixin uu baahiyey TV-ga Eryal Ayaa isku Weeraray Warbaahinta Labada Gudoomiye ee Gobolada Borama Iyo burco,Waxaa Gudoomiyaha Borama Sheegay Inaysan Burco Sheegan karin madama Madaxweynaha Hargeysa Haysato Madaxweyne Kuxigeenkana  Awdal.

Sidaasi Darteeda Caasimada Labaad waxay Noqonaysa Magaalada Boorama,Dhanka Kale Gudoomiyaha burco ee Maamulka Soomaliland Ayaa ku Tilmaamay Reer Borama Nin iska Caashaqay Gabadh la Qabo oo Meel iska Maraysa.

Halkani Riix Video Caasimada Hays ku haysto

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*