DAAWO MUUQAAL:Nasteexo Indho oo ka Hadashay Muuqaalkii Cida Ka Duubtay,falcelinta Bulshada Muuqaalka

Waxaa Muaran badan ka Abuuray Baraha Bulshada Muuqaal Fanaanada Nasteexo Indho Si Qaldan looga Baahiyey baraha Bulshada,Kuwaasi oo Inta Badani Bulshada Ka Dareen Celisey Siday Uga Xun yahiin Muuqaalkaasi Ana Ku Haboonayn In La Faafiyo ee La Baahiyey.

Hadaba Nasteexo Indho Ayaa Markii ugu Horeyey ka Warantay Muuqaalka Iyo Sida Shacabka Iyo dadka Caanka Uga Dareen celiyeen Intooda Badan Kuna Muujinayeen In Siqaldan uu Ku baxay Muuqaalkaasi Iyo Cida Sida Rasmiga Uga Danbeeyey Muuqaalkaasi.

Nasteexo indho oo Su’al Aan Ka Weydiiney Ayaa Qirtay Inuu Muuqaalkaasi Ahaa Mid Gaar u Ahaa Isagana Duubtay Gurigeeda,Sidaasi darteeda Ay ka Danbeeyeen dad Ana Laga Filayn falkaasi oo kale,Dadkaasi Inkasta oo Aysan Cadayn Hadana Waxaa La Xaqiijiyey In Ninka Ay Guursatey Ay la Wadaagtey Kadaibna Isaga Isagoon Ogayn xaas kale oo uu Qabaa Baahisey.

Bulshada Ayaa Aad Uga Dareen Celiyey,Nasteha Mohammad Warsame walaashay qaali boqoradayada somali oodhan baa ilaashanaysa dadka ceebta uraadinaya iyo sharaf dhaca waxba kaqadimayan waxna kanaqusi maayaan waligeedba quen ayay ahaanaysaa inay darajadeedu kusii kacdo mooyee marnaba waxba yeelimaysaan gabadhan somali oodhan ayay madaxa”Sagal Mustafe Ayaa Tiri”

Safiya Tusmo Oo Afka Furatay Kadib Markii Ay Aragtay Muuqaalki Nasteexo Indho Ee Lagu Baahiyay Baraha Bulshada Muuqaal Kaas Oo Ay ninkeeda Lawadaagtay Balse Nasiib Xumo Naagti Uu Qabi Jiray Gacanta Ku Dhigtay Taleefankiisa Kadibna Sidaa Muuqaalkaas Ku Baahisay Baraha Bulshada Isticmaalaan.

Safiya Tusmo Oo Gabdhaha Soomaaliyeed La Dardaaran tay ayaa Kaga Digtay Falalka Noocaan Oo Kale Ah In Ay Ka Feegjignaadaan Oo Aysan Aaaminin Nimanka Hororka Ah Sidaad VIDEO Hoos Idin Kaga Muuqdo Aad Ka Daawan Doontaan Fadlan Lasii Wadaag Wacyi Galintaan SAFIYA

VIDEO HOOS KA DAAWO

 

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*