DAAWO MUUQAAL:Sheeko Yaab Xaaskaygii Ayaa Qaad Igu Qabatay kaladhka Igu Dhagtey Inaan Furo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. ASC.
    Waa runteed oo nin Qaad Cuna waa in ay xaaskiisu ku tiraahdaa haddii adan iskadayn cunida Qaadka waad i furaysaa.War NIN Qaad cunaa in uu reer dhaqaa way adagtahay.Qaadku waxba kama duwana Khamriga ama waaba isku mid.Ninku haddii uusan ahayn geed caajisloow ah haddii uu habeenkii Khamri cabo subaxdii wuu shaqo tagi karaa.Laakiin kan Qaadka cunay subaxdii meelna uma dhaqaaqi karo oo itaal iyo awood midna ma hayo.Calaa kulli xaal labaduba waa XAARAAM.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*