Daawo:- Muuse Biixi oo lahordhigay heshiis odayaasha garxajis ay la galeen Coll.Caare.

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaareen uuna hadda horyaal madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

1 Comment

  1. Somaliland” Is Divided Into Two Parts”?…
    ———————————————————————-
    1)Jabahada jeegaanta Xoreeynta Gobollada Waqooyi/Bari Col Caare.

    2)jabhada jeegaanta H/Awal & H/Jeclo. ?…
    ————————————————————————
    Somaliland”: .. RIBATAYE RABOOW RUGTA NABAD KU SOO CELI!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*