DAAWO: Sannad ka dib Xarigii Cabdi Ilay & Qabsashadii Cagjar ee Soomaali Galbeed maxaa isbedelay?

Hal sanno ayaa kasoo wareegtay markii ay dhaceen rabshado ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, taas oo sababtay in uu xukunka laga qaado Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) oo hadda xabsi ku yaala Addis Ababa ku jira.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Isbedelo waa weyn ayaa hareeyey gobalka oo dhan, wuxuuna soo maray marxalado kala duwan, haddaba sannad ka dib waxa isbedelay iyo halka xaaladdu ay marayso waqtigan, waxaad ka daawan kartaa Warbixinta Hoose.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*