DAAWO: Sheekh Aadan Siiro Oo Muuse Biixi Iyo Qoyskiisa Ku Eedeeyay In Ay Wadadaan Dhul Bood Xoogan Fariin Culusna Diray

Sheekh Aadan Siiro oo Culimada Soomaliland ugu Weyn ka Mid Ah Ayaa Ku Eedeyey Muuse Biixi Iyo Beeshiisa Inay Dhaceen Dadkii Shacabka Ahaa ,Iyagoo Adeegsanaya Sida uu Sheegay Xukunkii Maamulkaasi.

Sheekh Aadan Siiro Ayaa Sheegay Inay Shacabka Ka Dagaalamaan oo Diidaan Cadaalad darada Ka Jirta Soomaliland,Dhaqaalahina isku koobeen Muuse Biixi Iyo maamulkiisa.

Video Hoos Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. ASC.
    Waa xaddiis saxiix ah in uu Nabi Muxammad (scw) yiri qofkii xoog iyo xeel ku qaata dhul uusan xaq u lahayn hal taakoba ha ku ahaadee qofkaas maalinta aakhiro dhulkii uu xoogay Qoortaa loo surayaa.Allaahu Agbar ma dhul baa qof qaadi karaa?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*