DAAWO VIDEO DEG DEG:Puntland oo Diyaarad Hub Imaraadka Shabaab U Wadey Qardho Ku Qabtay Iyo Qaabkay U Wadeen.

Warbaahinta ayaa ogaatay maalmihii dambe inuu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay dowlad goboleedka Puntland iyo Imaaratka Carabta, sida ay ogaatay Warbaahinta.

Khilaafka oo markii hore salka ku hayay arrimo la xiriira mashaariic labada dhinac u dhexeysa ayaa iminka sii xoogeystay kadib markii la ogaaday in garoon ku yaalla magaalada Qardho ay ka soo degtay diyaarad sida saanad milateri, taas oo aysan ka war qabin Puntland.

Waxaa shaki weyn dhalisay qaabka qarsoodiga ah ee Imaaratka Carabtu ay saanada milateri ugala soo degeen garoon cusub oo aysan horay u isticmaali jirin, iyadda oo la wada ogyahay in diyaaradaha Imaaratku isticmaali jireen garoonka diyaaradaha ee Boosaso.

Halkani Hoose Video Ka Daawo

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

2 Comments

  1. Shabaab meel la ogyahay degani ee Cal madow ama galgala intaku dhow dhow , ma jiraan, waa rag laba laba meelahaas ku dhuumanaya, hubka waxaa loo waday, Gobollada dhexe, ee loo gudbin rabay. Somali baana ka dambeysa.

  2. Somaliland aad bay uga xumaatay Hubka la keenay Qardho/puntland wararkuna waxay sheegayaan in hubka loo wado General Caare. Arintaas haday Run noqoto waa arin weyn oo muuse biixi indhaha u kala furi doonta.

    Beesha warsangeli waxay u ogolaadeen Gen Caare in ciidankiisa iyo hubkiisa Xeebta la mariyo oo laasqorey ay dhinac maraan si ay u qabsadaan magaalo xeebeedka ”’Meydh ”’ ee habaryoonistu degto.
    Arintaasna waxaa arinta keentay in Sanaag ay noqoto ”’ War Zone ”’

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*