DAAWO VIDEO QISO YAAB LEH:”Hargeysa 80 Jir Beeralay ah Oo 40 Sanno Ka Hor Tahriib Ku Tagay Xajka”

Ninkani Ku Nool Hargeysa Waxaa uu Ka Sheekeeyey Qiso yaab leh oo tahriib uu kusoo Gutey wajiibaadka xajka oo Mudo Badan uu jeclaa Inuu tago xajka.

Waxaana uu ka Tahriibey Hargeysa Isagoo Ku Galay Sucuudiga tahriib uu xajka Kusoo Gudanayey darteeda,Gadhcase Ayaa Kawaramaya Sheekooyin Yaab leh.

Halkani Riix Video

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*