DAAWO VIDEO Xog :Dagaalka Sadexaad oo Bariga Dhexe Ka Qarxaya Iyo Difaaca Iran

Xiisadda u dhexeysa Boqortooyada Ingiriiska iyo Iiraan ayaa qarxday bishii hore kadib markii Royal Marines ay xireen markab saliida qaada oo Iiraan ka degay xeebta Gibraltar. Masuuliyiinta Ingiriiska waxay sheegeen in markabku uu ku xadgudbayo cunaqabataynta EU-da isagoo u safraya Siiriya. Aargudasho ahaan Iiraan waxay qabsatay Stena Impero, oo ah markab saliida qaada oo laga diiwaan galiyay UK.

Boga GlobalFirepower.com  Waxaa Xusayaa Inay Iran ka Awood Badan tahay britian Marka loo Eego Siday Ugu Baahsan tahay Gobolka Iyo Sida Ay Uga Badan tahay Ciidamada Militryga,Inkasta Iran Hub Ahaan Britan Ka Awood Badan tahay hadana Iran waxay isticmaasha Xeelad Siyaasadeed oo ka Weyn Mida Caadiga.

dhaq Dhaqaaqa Britian ee gacanta Waxaa La Aamin san Yahay Inuusan Ahayn Mid hada Uk Diyaar Ugu tahay dagaal ka Dhan Ah Iran balse waxay Doonaysa Inay Difaacdo Maraakiinta Ganacsiga oo cabsi Ugu Jirta Iraan tan Iyo marki Uk Qabatay Markab laga leeyahay Iran.

Iran Ayaa Iyaduna Aamin san Inuuba dagaalkaasi Dan Ugu Jiro Iyadoo Doonaysa In baajiso Cuna Qabatayn Reer Yurub ku racaan Maraykan,Sucuudiga Ayaa Dhiiri galinaya In Iraan Laga Qaado talabao Militry oo Deg Deg Madama 40% wax ka Badan Shidaalka Halkaasi mara uu ka Imaado Sucuudiga.

video

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*