DAAWO VIDEOCali Maxamed Geedi oo Ahaa Ninkii Wasiirka Ugu Horeyey U Magacabay Gudoomiye Cumar Filish oo Qeexaya Shaqsigu Yahay

Waxaa Xilka Toos ula Wareegey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Filish,Waxaana Ka Qeyb galay Xaflada Xil la wareegida Siyaasin badan oo ka Mid Yahay Raysal Wasaarahii Hore ee Dowlada KMG Ahayd cali maxamed Geedi.

Raysal Wasaarahii Hore ee Dowlada KMG Ahayd cali maxamed Geedi Ayaa Sidoo kale Ahaa Ninkii Ugu horeyey ee Cumar Filish Xil wasiir U Magacabay kana Soo qabtay Xil,Wuxuu Kawaramaya Shaqsi Ahaanta Gudoomiyaha Cusub.

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*