DAAWO VIDEO:Cali Maxamed Geedi oo Fariin u Diray Cabdiraxman Cabdishakuur,Iyasiinta Mucaaradka Si’adag Ula Hadlay

Raysal Wasaarahii Hore ee Dowlada KMG Ahayd ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi Ayaa Si’adag Uga Hadlay Maqaamka Gobolka Banaadir Iyo Siyaasinta Doonaya Inuu Gobolka Banaadir Maamul Gooni Yeesho,Waxaana uu fariin u Diray Siyaasinta Mucaaradka.

Raysal Wasaarahii Hore ee Dowlada KMG Ahayd ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi oo Hada Gudoomiye Ka Ah Xisbi Siyaasadeed Ayaa Ka Hadlay Safar uu Wadamada Dariska uu ku tagey,Sidoo kale Amaanka Dalka Ayuu Ka Hadlay oo uu Sheegay Inay Dhaliil Ka Jirto.

“Waan Ogahay Aniga Waxaad Igu Soo Leexinaysaa Su’asha Inaan Anigu Dowlada Ka Ag Dhawahay,Lakiin waxaan Dhaliilaya Masuuliyada Dowlada Amaanka Inuu Liito,Waana In dad Loo Xidhaa Masuuliyada Weerarkii Gobolka Banaadir Ayuu Yiri”Gedi”

Raysal Wasaarahii Hore ee Dowlada KMG Ahayd ee Soomaaliya Cali maxamed Geedi Ayaa Dowlada Madaxweyne Farmaajo Mar uu ka Hadlay waxaa uu Ku Dhiiri Galiyey In Doorasho Xor Siloo sameeyo Dowlada Dardar Galiso.

Halkani Riix Video RW Geedi

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

1 Comment

  1. Caqli Xumada Beesha Hawiye” & Damaca Meeqaam Caasimada Mogadisho.?….
    ——————————————————————————
    Haddaan naloo sedburin Soomaali ma nihin!

    1)Mogadisho caasimadii
    2)Dowlada
    3)Baarlamaanka
    4)Golaha wasiirada fadhigoodu waa Mogadisho
    5)Xildhibaanadii Dalka
    6)xafiisyadii dowlada oo Dhan(Mogadisho KALIIYAH)
    ——————————————————————–
    BEESHA HAWIYE INTAAS OO DHAN AYEY ISKU HEYSTAAN(MAANTA)
    AAWAY GOBOLLADII DALKA IYO UMMADII SOOMAALI/WEYN?…NO/NO
    ————————————————————————-
    Maxaan ka baran karnaa Hawiye?

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*