DAAWO VIDEO:DEG DEG Xaalad Kacsan Caawa Jubbaland Ka taagan Wasiirkii Amniga oo Ka Horyimi Axmed Madobe.

Xaaladda Kismaayo ayaa caaaw kacsan waxaana heegan lagaliyay ciidamadii Madaxtooyada, kaddib go’aankii G/kuxigeenka Guddiga Doorashadu ku qaadacay waraqadii jawaabta ahayd ee loo direy James Swan.

Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Amray in Gudiga intiisa kale ay xilka kaqaadaan G/kuxigeenka Axmed Ilka dheere, inkastoo ay arrintaasi xubnaha Guddigu ku kala qayb-sameen oo 3 xubnood ay ka horyimaadeen.

Wasiir Amniga Jubaland C/rashiid Janan oo aad loogu xaglinayo G/ku xigeenka ayaa si cad uga hor yimid cadaadiska iyo hanjabaada lagu hayo Axmed Ilka Dheere. Waxaana muuqata kala qayb sanaan wayn iyo khilaaf saxmad ka dhex abuuray madaxtooyada iyo guddiba.

Xogtu waxay intaas ku daraysaa in la filayo maalinta biriya in uu saxaafada si toos ah ula hadli doono G/kuxigeenka Guddiga Axmed Ilka Dheere, isagoo cadayn doona nuxurka uu huwan yahay khilaafka hareeyay Guddiga Doorashada ee Jubaland.

____________________________________________________

Sharing is caring!

Aragtidaada Noogu Soo Dir

Emailka:Saxafi12@gmail.com

 

2 Comments

  1. Axmed Madoobe” O0 Ka Adkaaday Villa Soomaaliya Reer/Galbeedka oo Taageera A/madobe
    —————————————————————————————-
    –Understanding Jubbaland elections; what’s at stake?(
    Fahamka doorashooyinka Jubbaland; maxaa khatar ku jira?)
    —————————————————————–
    1)Frmaajo” & Khayre Oo Doonaya jubblaand Hoos/Geeyaan Vill/Mursade/mogadisho?
    2)Madaxda Hawiye Oo Naceyb Xun U Qaba maamulgabolleedka jubblaan.
    3)BEESHA/Mareexaan/ Beesha/Hawiye U ISticmaaleysa Burburinta(puntland)(jubblaan)?
    ———————————————————————————–
    Mareexaan” ISKA Gowrac Mooyee Guul Ku Faan Ma LEH. ?
    GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL VIVA ISLAAM AXMED MADOOBE

  2. KISMAAYO” JUBBLAAN”: UJEEDKA LAGA LEEYAHAY SHIRQOOLADA IYO CIDA FULISA
    ————————————————————————–
    1)Damaca Beesha Hawiye oo doonaya iney JUbbalaan Marlabaad/2aad Qabsadaan?
    Ayagoo u kala baxa kuwo xadeysan oo muddo kooban jira iyo kuwo halis oo daba dheeraada hadba inta ay la’eg tahay danta laga leeyahay, waxaa in debin la isku rida badaanaba asaas u ah hanka ay ka qabto cida dhigaysa shirqoolka inay ka gaarto dhinaca kale dano ay marka is leedahay waa ka faa’ideysan.
    ———————————————————————————-
    Maahmaahyo: Horaa LOO YIRI(Mar i dage alla ha dago, mar labaadse anays dagay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*